Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 24:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas qudheeda ayaa afkaagu kii soo baxsaday u furmi doonaa, oo waad hadli doontaa, oo mar dambena ma aad carrab la'aan doontid. Sidaasaad calaamad u noqon doontaa, oo iyaguna waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 24

arki Yexesqeel 24:27 macnaha guud