Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 24:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu Yexesqeel calaamad idiinku ahaan doonaa, oo wax alla wixii uu sameeyey ayaad idinkuna samayn doontaan. Oo markay waxaasu dhacaan ayaad ogaan doontaan inaan anigu ahay Sayidka Rabbiga ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 24

arki Yexesqeel 24:24 macnaha guud