Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 24:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, meeshayda quduuska ah ayaan nijaasayn doonaa, taasoo ah faankii xooggiinna iyo waxa ay indhihiinnu jecel yihiin, iyo waxa ay naftiinnu u naxdo; oo wiilashiinna iyo gabdhihiinna aad ka tagteenna seef bay ku le'an doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 24

arki Yexesqeel 24:21 macnaha guud