Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 23:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay kugula soo duuli doonaan hub iyo gaadhifardood iyo giraangiro iyo guuto dad, oo hareerahaaga oo dhan ayay kaaga soo kici doonaan iyagoo wata gaashaan weyn, iyo gaashaan yar, iyo koofiyad bir ah, oo waxaan iyaga u dhiibi doonaa xukun, oo waxay kuu xukumi doonaan sida ay xukummadoodu yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 23

arki Yexesqeel 23:24 macnaha guud