Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 22:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaaddadeediina sharcigaygii si xun bay u dhaafeen, oo waxay nijaaseeyeen waxyaalahaygii quduuska ahaa. Innaba ma ay kala duwin wixii quduuska ahaa iyo wixii nijaasta ahaa, oo innaba dadka ma ay barin inay kala gartaan wixii nadiifta ahaa iyo wixii aan nadiifta ahayn, oo indhahoodana waxay ka qariyeen sabtiyadaydii, oo anigana dhexdoodaa wax nijaas ah laygaga dhigay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 22

arki Yexesqeel 22:26 macnaha guud