Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 22:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida lacag, iyo naxaas, iyo bir, iyo laxaamad, iyo qasacad loo soo ururiyo, oo foornada loogu dhex rido in dabka lagu afuufo si loo dhalaaliyo aawadeed, sidaas oo kalaan idinku soo wada ururin doonaa xanaaqayga iyo cadhadayda, oo halkaasaan idinku ridi doonaa oo aan idinku dhalaalin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 22

arki Yexesqeel 22:20 macnaha guud