Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 22:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhexdaada ayay laaluush ku qaataan si ay dhiig u daadiyaan aawadeed, oo waxaad qaadataa korsaar iyo ribo, oo si hunguri weyn iyo dulmi ah ayaad uga faa'iidaysataa deriskaaga, oo aniga waad i illowday, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 22

arki Yexesqeel 22:12 macnaha guud