Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 21:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay kugu yidhaahdaan, War maxaad la taahaysaa? waxaad ugu jawaabtaa, Waxaan la taahayaa warka soo socda aawadiis. Qalbi kastaaba waa dhalaali doonaa, oo gacan kastaaba way taag gabi doontaa, oo naf kastaaba way qalbi jabi doontaa, oo qof kasta jilbihiisu sida biyo oo kale ayay u tabaryaraan doonaan. Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eega, way soo socotaa, wayna ahaanaysaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 21

arki Yexesqeel 21:7 macnaha guud