Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 21:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad dalka reer binu Israa'iil ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eeg, anigu col baan kugu ahaye, oo intaan seeftayda galkeeda ka soo bixiyo ayaan kan xaqa ah iyo sharrowgaba kaa baabbi'in doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 21

arki Yexesqeel 21:3 macnaha guud