Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 21:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Midigtiisa waxaa yiil faalkii Yeruusaalem loo faaliyey, inuu wax lagu jejebiyo dhisto, oo uu afka laynta u furo, oo uu qaylo aad ugu dhawaaqo, oo uu wax lagu jejebiyo irdaha ka hor samaysto, oo uu tuulmo tuulo, oo uu qalcado dhisto.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 21

arki Yexesqeel 21:22 macnaha guud