Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaad kaynta koonfureed ku tidhaahdaa, Rabbiga eraygiisa maqal: Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogow, dab baan kugu dhex shidi doonaa, oo wuxuu wada baabbi'in doonaa geed kasta oo qoyan oo dhexdaada ku yaal iyo geed kasta oo qallalanba. Ololka ololayana lama demin doono, oo weji kasta oo tan iyo xagga koonfureed iyo ilaa xagga woqooyi joogaana isaguu ku guban doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:47 macnaha guud