Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo dadyowga waan idinka soo dhex bixin doonaa, oo waddammadii aad ku kala dhex firidheen waxaan idinkaga soo ururin doonaa gacan xoog badan iyo dhudhun fidsan iyo cadho la soo daadshay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:34 macnaha guud