Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaad reer binu Israa'iil ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Ma waxaad isu nijaasaysaan sidii awowayaashiin isu nijaaseeyeen oo kale? Oo ma waxaad ka daba gashaan waxyaalahooda karaahiyada ah sida naag ninkeed ka dhillowda oo kale?

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:30 macnaha guud