Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, markaan dalka keenay, kaasoo aan gacanta ugu qaaday oo aan ugu dhaartay inaan iyaga siin doono ayay arkeen kur kasta oo dheer iyo geed kasta oo weyn, oo waxay halkaas ku bixiyeen allabaryadoodii, oo qurbaankoodii iga cadhaysiiyey ayay halkaas ku soo bixiyeen, oo weliba halkaasay caraftoodii udgoonayd ku sameeyeen, oo halkaasay qurbaannadoodii cabniinka ku daadiyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:28 macnaha guud