Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse carruurtiina way igu caasiyoobeen, oo qaynuunnadaydiina kuma ay socon, xukummadaydiina inay sameeyaan ma xajin, kuwaasoo ninkii sameeyaaba uu ku noolaanayo, oo sabtiyadaydiina nijaas bay ka dhigeen. Markaasaan idhi, Cadhadaydaan ku kor shubi doonaa, si aan xanaaqayga iyaga ugu dhammaystiro cidlada dhexdeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:21 macnaha guud