Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse reer binu Israa'iil way igu caasiyoobeen intii ay cidlada dhex joogeen. Qaynuunnadaydii kuma ay socon, oo xukummadaydiina way diideen, kuwaasoo ninkii sameeyaaba uu ku noolaanayo, oo sabtiyadaydiina si weyn bay nijaas ka dhigeen. Markaasaan idhi, Anigu waxaan korkooda ku shubi doonaa cadhadayda inta ay cidlada dhex joogaan si aan u baabbi'iyo.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:13 macnaha guud