Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 18:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Reer binu Israa'iilow, anigu midkiin kastaba waxaan u xukumi doonaa siday jidadkiisu ahaayeen. Haddaba soo noqda, oo xadgudubyadiinnii oo dhan ka soo noqda, si ayan xumaantu halligaaddiinnii u noqon.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 18

arki Yexesqeel 18:30 macnaha guud