Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 17:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana way kortay, oo waxay noqotay geed canab ah oo fidsan laakiinse sarajooggiisu gaaban yahay oo laamihiisu xaggiisa u soo noqdeen, oo xididdadiisuna isagay ka hooseeyeen, oo saasuu geedcanab u noqday, oo uu laamo u soo bixiyey, oo uu caleemo cagaar ah u soo saaray.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 17

arki Yexesqeel 17:6 macnaha guud