Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 17:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhirta duurka ku taal oo dhammuna waxay wada ogaan doonaan in aniga Rabbiga ahu aan geedkii sare hoos u dejiyey, oo aan geedkii hoose kor u qaaday, iyo inaan geedkii qoyanaa qallajiyey, oo aan geedkii qallalnaa magooliyey. Aniga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay oo saas sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 17

arki Yexesqeel 17:24 macnaha guud