Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 16:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo guryahaagana dab bay ku gubi doonaan, oo iyadoo ay naago badanu indhaha kugu hayaan ayay xukummo kugu samayn doonaan, oo aniguna waxaan kaa dhigi doonaa inaad dhillaysiga ka joogsatid, oo mar dambe kiro ma aad bixin doontid.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 16

arki Yexesqeel 16:41 macnaha guud