Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 16:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaan kugu ridi doonaa gacantooda, oo iyaguna qudbaddaada way dumin doonaan, oo meelahaaga sarsarena way burburin doonaan, oo weliba dharkay kaa furan doonaan, oo jowharadahaaga qurxoonna way kaa qaadan doonaan, oo waxay kaa tegi doonaan adigoo qaawan oo aan dednayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 16

arki Yexesqeel 16:39 macnaha guud