Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 14:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed iyaga la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Nin kasta oo reer binu Israa'iil ka mid ah oo sanamkiisa qalbigiisa dabaggeliya, oo waxa uu ku turunturoodo ee xumaantiisa ahna wejigiisa hor dhiga, oo haddana nebiga u yimaada, aniga Rabbiga ah ayaa kii u yimaada u jawaabi doona sida sanamyadiisa faraha badan,

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 14

arki Yexesqeel 14:4 macnaha guud