Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 14:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad jidkooda iyo falimahoodaba aragtaan way idiin qalbi qabowjin doonaan, oo Sayidka Rabbiga ahuna wuxuu leeyahay, Idinku waxaad ogaan doontaan inaanan sababla'aan ugu samayn wixii aan dhexdeeda ku sameeyey oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 14

arki Yexesqeel 14:23 macnaha guud