Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 14:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si ayan reer binu Israa'iil mar dambe iiga amban ama ayan mar dambe xadgudubyadooda ugu nijaasoobin, laakiinse ay dadkaygii iigu ahaadaan, oo aan aniguna Ilaahooda ugu noqdo, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 14

arki Yexesqeel 14:11 macnaha guud