Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gacantayduna waxay col ku noqon doontaa nebiyada waxa aan waxba ahayn arka, oo waxyaalaha beenta ah ka faaliya. Iyagu dadkayga shirkiisa ma ay dhex joogi doonaan, oo qorniinka reer binu Israa'iilna laguma qori doono, oo dalka reer binu Israa'iilna ma ay geli doonaan, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu ahay Sayidka Rabbiga ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 13

arki Yexesqeel 13:9 macnaha guud