Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 13:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Anigoo cadhaysan ayaan dabayl duufaan leh ku dumin doonaa. Oo waxaa xanaaqayga ku iman doona roob daad weyn iyo roobdhagaxyaale waaweyn oo cadhadayda ku baabbi'iya.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 13

arki Yexesqeel 13:13 macnaha guud