Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 12:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo aniguna sidii laygu amray ayaan sameeyey, oo alaabtaydii maalin cad baan soo bixiyey, sidii alaab lala guurayo oo kale, oo markay makhribkii ahayd ayaan derbigii gacantayda ku dalooliyey, oo iyadoo gudcur ah ayaan dibadda u soo saaray, oo iyagoo indhaha igu haya ayaan garbaha ku qaatay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 12

arki Yexesqeel 12:7 macnaha guud