Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 12:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, anaa Rabbiga ah. Anigu waan hadli doonaa, oo eraygii aan ku hadlaana wuu oofi doonaa. Mar dambena dib looma sii dhigi doono waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Reerka caasiyoobayow, wakhtigiinna ayaan erayga odhan doonaa, oo weliba waan oofin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 12

arki Yexesqeel 12:25 macnaha guud