Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 12:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse wuxoogaa yar oo iyaga ka mid ah ayaan ka caymin doonaa seefta, iyo abaarta, iyo belaayada si ay waxyaalahooda karaahiyada ah oo dhan uga dhex sheegaan quruumaha oo dhan meel alla meeshay tagaanba, oo waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 12

arki Yexesqeel 12:16 macnaha guud