Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 11:24-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Oo markaasaa Ruuxii kor ii qaaday, oo Ruuxii Ilaah wuxuu wixii lay tusay igu keenay dalkii Kalday iyo maxaabiistii meeshaas joogtay. Oo markaasaa wixii lay tusay oo aan arkay kor iiga bexeen.

25. Markaasaan kuwii maxaabiista ahaa u sheegay waxyaalihii uu Rabbigu i tusay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 11