Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaad tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxaan idinka soo ururin doonaa dadyowga dhexdooda, oo waddammadii laydinku kala firdhiyey ayaan idinka soo shirin doonaa, oo waxaan idin siin doonaa dalka reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 11

arki Yexesqeel 11:17 macnaha guud