Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 9:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Midkood kastaaba wuxuu khiyaaneeyaa deriskiisa, oo runtana kuma ay hadlaan. Waxay carrabkooda bareen inuu been ku hadlo, oo waxay isku daaliyaan inay xumaan sameeyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 9

arki Yeremyaah 9:5 macnaha guud