Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 9:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kuwaasoo ah reer Masar, iyo dadka Yahuudah, iyo reer Edom, iyo reer Cammoon, iyo reer Moo'aab, iyo kuwa timaha madaxa dhinac ka jara oo cidlada jooga oo dhan, waayo, quruumahaas oo dhammu waa wada buuryaqab, oo dadka Israa'iil oo dhammu xagga qalbigay buuryaqab ka yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 9

arki Yeremyaah 9:26 macnaha guud