Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 8:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maqla codka qaylada dadkayga oo dal fog ka yeedhaya. Sow Rabbigu Siyoon ma joogo? Sow boqorkeedii ma dhex joogo? Bal maxay iigaga cadhaysiiyeen sanamyadooda xardhan iyo waxyaalahooda qalaad ee aan waxtarka lahayn?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 8

arki Yeremyaah 8:19 macnaha guud