Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 8:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bururuftii fardihiisa dalka Daan baa laga maqlay, oo dalkii oo dhammuna wuxuu la gariiray dananiddii kuwiisa xoogga badan, waayo, way yimaadeen, oo waxay wada baabbi'iyeen dalkii, iyo wixii ku dhex jiray oo dhan, iyo magaalooyinkii iyo kuwii degganaa oo dhanba.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 8

arki Yeremyaah 8:16 macnaha guud