Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 8:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Waan wada baabbi'in doonaa. Geedcanabka midho kuma oolli doonaan, oo geedberdahana midho kuma oolli doonaan, oo caleentuna way wada dhadi doontaa, oo waxyaalihii aan siiyey oo dhammu way ka wada dhammaan doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 8

arki Yeremyaah 8:13 macnaha guud