Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 8:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaan naagahooda siin doonaa kuwa kale, oo beerahoodana waxaan siin doonaa kuwo xantiyi doona, waayo, midkood kasta kan ugu yar ilaa kan ugu weynuba wuxuu u go'ay damacxumaan, oo nebiga iyo xataa wadaadka inta ka dhexle midkood kastaaba been buu ku macaamiloodaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 8

arki Yeremyaah 8:10 macnaha guud