Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 7:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, xanaaqayga iyo cadhadayda ayaan ku soo dejin doonaa meeshan iyo dadka iyo duunyada, iyo dhirta duurka, iyo midhaha dhulkaba. Cadhadaydu way wada gubi doontaa oo lamana demin doono.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 7

arki Yeremyaah 7:20 macnaha guud