Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 7:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kanu waa eraygii Yeremyaah uga yimid xagga Rabbiga, isagoo leh,

2. Guriga Rabbiga iriddiisa istaag, oo waxaad halkaas ka naadisaa eraygan, oo waxaad tidhaahdaa, Kuwiinna dadka Yahuudah oo irdahan u gala inaad Rabbiga caabuddaanow, kulligiin bal erayga Rabbiga maqla.

3. Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Jidadkiinna iyo falimihiinnaba hagaajiya, oo anna waan idinka yeeli doonaa inaad meeshan degganaataan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 7