Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 6:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay sitaan qaansooyin iyo warmo, oo waa calool adag yihiin, oo innaba naxariis ma leh. Codkoodana waxaa la moodaa sida bad guuxaysa oo kale, oo farday fuulaan. Siyoonay, mid kastaaba wuxuu kuugu soo safan yahay sida nin dagaal diyaar u ah oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 6

arki Yeremyaah 6:23 macnaha guud