Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 6:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markay karaahiyada sameeyeen miyey xishoodeen? Maya, innaba ma ay xishoon, ceebna ma garan, sidaas daraaddeed waxay la dhici doonaan kuwa dhacaya. Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Wakhtigii aan iyaga soo ciqaabo ayay hoos u dhici doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 6

arki Yeremyaah 6:15 macnaha guud