Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 51:55 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, Rabbigu Baabuloon wuu baabbi'iyaa, oo codkii weynaana dhexdeeda wuu ka aamusiiyaa, oo mawjadahoodu way u guuxaan sida biyo badan, qaylada codkoodana kor bay u qaadaan,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 51

arki Yeremyaah 51:55 macnaha guud