Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 51:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Beelna waxaan ku ciqaabi doonaa Baabuloon dhexdeeda, oo waxaan afkiisa ka soo bixin doonaa wixii uu liqay, oo quruumuhuna innaba mar dambe isaga uma ay soo qulquli doonaan, hubaal, derbiga Baabuloon wuu dumi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 51

arki Yeremyaah 51:44 macnaha guud