Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 51:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kor u qaada calan ku col ah derbiyada Baabuloon, oo ilaalladana sii xoogeeya, oo waardiyayaasha taaga, oo gaadmada diyaariya, waayo, Rabbigu wuxuu u qasdiyey oo weliba sameeyey waxyaalihii uu kaga hadlay kuwa Baabuloon deggan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 51

arki Yeremyaah 51:12 macnaha guud