Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 50:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal ogaada, waxaan kicin doonaa oo aan Baabuloon ku soo dayn doonaa quruumo waaweyn oo is-urursaday oo xagga dalka woqooyi ka yimid, oo dagaal bay isugu soo diyaarin doonaan oo halkaasaa laga qaadi doonaa. Oo fallaadhahoodu waxay noqon doonaan sida fallaadhaha kan dagaalka aqoonta u leh oo aan middoodna waxtarla'aan ku soo noqonayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 50

arki Yeremyaah 50:9 macnaha guud