Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 50:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Ku soo kaca dalka Meraatayim, iyo dadka Feqood degganba. Laaya oo wada baabbi'iya oo sidaan idinku amray oo dhan yeela.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 50

arki Yeremyaah 50:21 macnaha guud