Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, indhahaagu runta sow ma fiiriyaan? Iyaga wax baad ku dhufatay, laakiinse innaba kama ay xumaan, oo waad baabbi'isay, laakiinse way diideen inay edeb qaataan. Wejigoodiina waxay ka dhigeen wax dhagax ka sii adag, oo inay soo noqdaanna way diideen.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 5

arki Yeremyaah 5:3 macnaha guud