Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 5:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, War miyeydaan iga cabsanayn? Oo miyeydaan hortayda ku gariirayn? Waayo, anigu waxaan ahay kii cammuudda badda uga dhigay soohdinta, oo amar weligiis ah bixiyey inayan soo dhaafin, oo in kastoo ay mawjadaheedu aad u dhacaan, innaba kama ay adkaan karaan, oo in kastoo ay guuxaanna marna sooma ay dhaafi karaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 5

arki Yeremyaah 5:22 macnaha guud