Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay yidhaahdaan, Rabbiga Ilaahayaga ahu bal muxuu waxyaalahan oo dhan noogu sameeyey? Kolkaas waxaad ku tidhaahdaa, Sidaad Rabbiga uga tagteen, oo aad ilaahyo qalaad dalkiinna ugu dhex adeegteen, sidaas oo kalaad shisheeyayaal ugu dhex adeegi doontaan dal aan kiinna ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 5

arki Yeremyaah 5:19 macnaha guud