Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 49:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan ka dhigi doonaa in reer Ceelaam ay ku hor naxaan cadaawayaashooda iyo kuwa naftooda doondoonaya, oo masiibo ah cadhadayda kulul ayaan ku soo dejin doonaa, oo seefna waan ka daba diri doonaa, ilaa aan baabba' ka dhigo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 49

arki Yeremyaah 49:37 macnaha guud